"(-imay, -intay; -imi) (dii.) Diinta Islaamka rumayn."
Wadaag:
(-imiin, m.dh) (dii.) Qof diinta Islaamka rumaysan.
m.l
(dii.) Muslin ahaansho.
m.dh
(dii.) Cid muslin ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
(-do, m.l) (dii.) Haweeney diinta Islaamka rumaysan.
eeg muslin2.
m.f.dh
eeg muslimi.
eeg maali. ld maalis1.
Meel geeda badan oo aan marin lahayn; xas.
Oodda xerada xoolaha inta aan miscilisha ahayn.
min2 fk. Midkiiba. Tus. “Nimankan min kun shilin sii”.