Qeexid

"(dii.) Muslin ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muslinnimo oo kali ah:
  • Sheekh Aadan Siiro isaga oo af-diineed ku hadlaya, sheekhnimona u manno sheeganaya waxa uu baal ka dhaafay mabaadi'daas iyo qawaaniintaas guud-marka ah ee Dadnimo, Muslinnimo iyo Soomaalinnimo.
  • Eeddo-Faadumo iyo hooyadey"Maano", waxaa ka dhexeeyay derisnimo ka-sokow: is-tixgelin iyo is-walaashi ku dhisnaa Soomaalinnimo iyo Muslinnimo.