Qeexid Xigta
ld musbaarid.
ld musbaarid.
Wadaag:
Musmaar wax iskula dhejin.
Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax musmaar ku qodbasho. ld musbaaro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-rro/masaamiir, m.dh) Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar1.
m.l
Wadaag:
Wax musmaar lagu dhuftey ahaansho. ld musbaaran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
ld musaraar1 (1), musareer1, musareerid, musuraar1 musaraarsan f.mg4 () Wax aad u fararxsan ahaansho. ld musareersan, musuraarsan.
m.f.dh
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg musmaaran. ld musbaarnaan, musbaarnaansho, musmaarnaansho.
m.f.dh
Wadaag: