Qeexid

"Timaaddo; aayo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mustaqbal oo kali ah:
  • Madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaaliland oo soo bandhigay Qorshaha Xukuumadiisa. 29 Jul 2010- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshahiisa siyaasadeed ee mustaqbalka dhow..
  • Markaa inta midhihii inoo korayaan waa ururada siyaasidu ay mustaqbalka iyo midnimada xaq-dhawraan.