Qeexid
"Cid u raaxayn."
[-iyay, -isay]
mustareex yay
mustareex say
f.g2"Cid u raaxayn."
Wadaag:
Dhib la'aan iyo nasiino ku jirid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax raaxo ku jira ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Laba xiddig oo waaweyn oo ka soo baxa cirka dhankiis koofureed.
Dabayl sanadka bishiisa koowaad ama labaad ka dhacda woqooyiga Soomaaliya.
m.l
Wadaag:
M. ah: qof hanti ku filan leh. ld mustakafi, mutakafi.
m.l.kh
Wadaag: