Qeexid
"eeg mustareexsan. ld mustareexsanaansho."
"eeg mustareexsan. ld mustareexsanaansho."
Wadaag:
Wax raaxo ku jira ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhib la'aan iyo nasiino ku jirid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax istareex ku jiro ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg mudbaxsan. ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: