Qeexid

"M. ah: qof qaawan."

Qeexid Kale

M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax1.

Qeexid Xigta

M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate