Qeexid
"(-do, m.dh) (baay.) Dareere hurdi caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga."
"(-do, m.dh) (baay.) Dareere hurdi caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga."
Wadaag:
Biyo, kayn iwm wax dhex marin, iyadoo aan la arkayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Si dhuumasho ama qarsoodi ah kayn ama biyo dhexdood u marid.
Ka m.: biyo, kayn iwm meeshii laga galay ma'ahee meel kale oo ka fog ka soo bixid.
U m.: meel si qarsoodi ah u aadid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(jool.) Dusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeexjeexa dhadhaabaha iyagoo markaas dhulka hoos u sii gelaya.
m.dh
Wadaag:
Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale.
Dameer weyn oo lab ah.
m.l
Wadaag:
M. ah; wax badan.
M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.
Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.
m.l
Wadaag:
Qof raalli noqosho. ld mabsuud2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: