Qeexid

"Si dhuumasho ama qarsoodi ah kayn ama biyo dhexdood u marid."

Qeexid Kale

U m.: meel si qarsoodi ah u aadid.

Qeexid Xigta

Ka m.: biyo, kayn iwm meeshii laga galay ma'ahee meel kale oo ka fog ka soo bixid.

Wadaag: