Qeexid
"Cunto meel god ah ama dhismo loogu talagalay oo kulul ku dubid ama ku shiilid. ld moofee."
[-feeyay, -faysay]
muufe eeyay
muufe aysay
f.g2"Cunto meel god ah ama dhismo loogu talagalay oo kulul ku dubid ama ku shiilid. ld moofee."
Wadaag:
Kimis ballaaran, wareegsan oo badarka laga sameeyo.
God ama dhismo kale oo aad u kulul oo wax lagu dubo ama lagu shiilo. ld moofo.
m.dh
Wadaag:
Nafley tiro badan hal mar wada dhaqaaqid.
Keli socosho.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale.
Dameer weyn oo lab ah.
m.l
Wadaag:
Cid sharfid ama xurmayn.
Wax qeymo u yeelid. ld muunee.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
M. ah; wax badan.
M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.
Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.
m.l
Wadaag:
Meel daloosha wax ku gufayn.
Samayo waran jufo gelin. ld jifee.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
(-do, m.dh) (baay.) Dareere hurdi caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga.
m.l
Wadaag:
Si dhuumasho ama qarsoodi ah kayn ama biyo dhexdood u marid.
Ka m.: biyo, kayn iwm meeshii laga galay ma'ahee meel kale oo ka fog ka soo bixid.
U m.: meel si qarsoodi ah u aadid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Biyo, kayn iwm wax dhex marin, iyadoo aan la arkayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hadal, arrin iwm ujeeddadooda caddayn.
Wax, wax muuqda ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: