Qeexid

"eeg muuji. ld muujis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muujin oo kali ah:
  • Askartii horay ugu sugnayd Isgoyska Ex-contarol oo lacago ka qaadi jiray gaadiidka, ayna soo baxayeen cabashooyinka laga muujinayo ayaa loo qaaday dugsiga tababarka booliiska, sida uu saxaafada u sheegay afhayeenka Daraawiishta.
  • Xuseen Caraale Cadaan oo isaguna hadal kooban jeediyay ayaa sheegay in talaabadan ay tahay mid ay dowladu ku muujinayso cududeeda, isagoo intaas ku daray inay kooxaha ka horjeeda xukuumada ugu yeerayaan nabad iyo wadahadal.