Qeexid
Cid sharfid ama xurmayn.
Qeexid Xigta
Wax qeymo u yeelid. ld muunee.
[-deeyay, -daysay]
f.g2Cid sharfid ama xurmayn.
Wax qeymo u yeelid. ld muunee.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Tayo wanaagsan.
Qeexid Xigta: Qurux haybad.
Qeexid Kale: Xurmo iyo sharaf. 4. Qayb yar oo u taagan alaab la suuq gaynayo lagana arki karo nooca iyo sifada alaabtaas. ld muuno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg muunadee. ld muunayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: ld muunadee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Cunto sanuunad u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld muunadayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Muunad leh ahaansho (wax). ld muunaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale.
Qeexid Xigta: Dameer weyn oo lab ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-bay, -btay; -jebi) Sharaf iyo qiimo qof lahaa dhumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Luminta qof lumiyo sharaf uu lahaa. ld muunajebid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Hilib muqmad ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld muunad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof sharaf iyo qiimo uu lahaa ka dhumin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld muunadaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: ld muraaddee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg muunadaysan. ld muunadaysnaansho, muunaysnaan, muunaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld muunajab1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Cid waqti ama muddo u qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -faysay
Qeexid: Cunto meel god ah ama dhismo loogu talagalay oo kulul ku dubid ama ku shiilid. ld moofee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: (riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg muunajebi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]