Qeexid
"ld muunad."
"ld muunad."
Wadaag:
Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale.
Dameer weyn oo lab ah.
m.l
Wadaag:
Xoolo aan qiimo lahayn oo cid deeq ahaan loo siiyo.
Khasab, sandullays. ld maquuno.
m.dh
Wadaag:
Tayo wanaagsan.
Qurux haybad.
Xurmo iyo sharaf. 4. Qayb yar oo u taagan alaab la suuq gaynayo lagana arki karo nooca iyo sifada alaabtaas. ld muuno.
m.dh
Wadaag:
M. ah; wax badan.
M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.
Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.
m.l
Wadaag:
Cid sharfid ama xurmayn.
Wax qeymo u yeelid. ld muunee.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Kimis ballaaran, wareegsan oo badarka laga sameeyo.
God ama dhismo kale oo aad u kulul oo wax lagu dubo ama lagu shiilo. ld moofo.
m.dh
Wadaag:
Hadal, arrin iwm ujeeddadooda caddayn.
Wax, wax muuqda ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Si dhuumasho ama qarsoodi ah kayn ama biyo dhexdood u marid.
Ka m.: biyo, kayn iwm meeshii laga galay ma'ahee meel kale oo ka fog ka soo bixid.
U m.: meel si qarsoodi ah u aadid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-bay, -btay; -jebi) Sharaf iyo qiimo qof lahaa dhumid.
f.mg1
Wadaag:
Biyo, kayn iwm wax dhex marin, iyadoo aan la arkayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: