Qeexid

"(-qaq, m.l) Bidhaanta ishu aragto. ld muug."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muuq oo kali ah:
  • Mucaaradka ayaa u muuqda kuwo isku dhan ka eegay heshiiskii awooda lagu qaybsanayay ee ay DF iyo ARS ku gaareen dalka Jabuuti, halka ay DF heshiiskaas soo dhaweysay kuna tilmaantay mid nabad u horseedaya Somalia.
  • Inkasta oo ay xaq tahay in la dilo qofka qof kale dila, hadana meeshan iigama muuqan dambi aan isleeyahay wuu istaahilaa in qofka dil lagu xukumo.