Qeexid
"(nax.) Qaab muujinaya habdhaca falka oo la xiriira muddada dheer ama gaaban ee falku dhacayo iyo dhammaadshihiisa."
"(nax.) Qaab muujinaya habdhaca falka oo la xiriira muddada dheer ama gaaban ee falku dhacayo iyo dhammaadshihiisa."
Wadaag:
Muug.
Waxa la daawado oo dhan sida filinka, masraxiyadda iwm.
m.l
Wadaag:
Wax la arki karo noqosho.
U m.: wax dhab ahaantiisa mooyaane si kale u arkid ama u fahmid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Wax mug leh, wax kale ka buuxin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (baay.) Astaamaha ka muuqan kara noolaha. Astaamahaasi waxay ku xidhanyihiin hiddo sidihiisa, xidhiidhka shiiqsanaanta ee ka dhexeeya aliiladiisa, iyo laqabsiga hiddo sidaha degaankiisa.
m.l
Wadaag:
(riw.) Dad wax matilaya haaneedin, qurxin; turukeyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: