Qeexid
"Qof afka wax u gelin si uu u muursado. ld muudsii."
[-iiyay, -iisay]
muursi iyay
muursi isay
f.lg2"Qof afka wax u gelin si uu u muursado. ld muudsii."
Wadaag:
Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax ur leh cid sanka u saarid.
U ursii: nafley wax nacsiin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cid arrin si khasab ah ku oggoleysiin.
Wax kale dul marin (wax).
Wax meel ku dul socodsiin. 4. Arrin cid kale ogaysiin (gob). 5. Arrin, warqad iwm meel geyn si ay meeshaasi u sii gudbiso (qof).
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Nafley si ayaar ah u dhutin; heetin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley tiro badan hal mar wada dhaqaaqid.
Keli socosho.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Qof dhibaato badan badid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale.
Dameer weyn oo lab ah.
m.l
Wadaag:
M. ah; wax badan.
M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.
Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.
m.l
Wadaag: