Qeexid
Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
[-saday, -satay]
f.g3Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
Fal / verb
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka m.: caano, subag, malab iwm oo weel ku haray farta murugsatada ku tirsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof afka wax u gelin si uu u muursado. ld muudsii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld murudso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg muursii. ld muudsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qosol yar oo dhoolluhu muuqdaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg muurso. ld muudsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax meel huur ah gashasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld muurso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley si ayaar ah u dhutin; heetin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof xaqirid; yasid.
Qeexid Xigta: Wax saluugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Naag ama nin xiriir guur cid la samaysasho.
Qeexid Xigta: Qoraal meel ku qoran meel kale ku naqilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax kalafirisan meel isugu geysasho.
Qeexid Xigta: Wax meel yaalwada qaadasho. ld ururso, uruurso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg muurri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld aruurso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley tiro badan hal mar wada dhaqaaqid.
Qeexid Xigta: Keli socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: M. ah; wax badan.
Qeexid Xigta: M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.
Qeexid Kale: Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld muudid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-do, m.dh) (baay.) Dareere hurdi caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Si dhuumasho ama qarsoodi ah kayn ama biyo dhexdood u marid.
Qeexid Xigta: Ka m.: biyo, kayn iwm meeshii laga galay ma'ahee meel kale oo ka fog ka soo bixid.
Qeexid Kale: U m.: meel si qarsoodi ah u aadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg muurree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]