Qeexid
Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.
Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -naabay, -nawday
Qeexid: Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg muusannow2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-saabay, -sawday; -saabi) Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto.
Qeexid Xigta: ld moos2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Biyo hoos u gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-fiin/-fyo, m.dh) Qof wax curiya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -naabay, -nawday
Qeexid: Nafley meel aan baad iyo biyo midna lahayn ku warwareegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: ld masaafirsanow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg muusaw. ld muusood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qosol yar oo dhoolluhu muuqdaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Warwareegidda ay naflay ku sameeyaan meel aan baad iyo biyo lahayn. ld meehannaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax murugsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax meel ku turqan ahaansho ama noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld muusaw.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (jool.) Dusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeexjeexa dhadhaabaha iyagoo markaas dhulka hoos u sii gelaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg muus2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: /mg3 Qof wax u qalmo noqosho ama ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld muusika.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld muusaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha qalab ama wax ka badan oo la garaaco ama la yeeriyey.
Qeexid Xigta: Hees iyo qalab la tumayo oo wadajira. ld muusiqa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]