Qeexid
"Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn."
[-naabay, -nawday]
muusannow2 aabay
muusannow2 awday
f.mg1"Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn."
Wadaag:
(-saabay, -sawday; -saabi) Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.
f.mg1
Wadaag:
Nafley meel aan baad iyo biyo midna lahayn ku warwareegid.
f.mg1
-naabay, -nawday
Wadaag:
Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto.
ld moos2.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeexjeexa dhadhaabaha iyagoo markaas dhulka hoos u sii gelaya.
m.dh
Wadaag:
Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha qalab ama wax ka badan oo la garaaco ama la yeeriyey.
Hees iyo qalab la tumayo oo wadajira. ld muusiqa.
m.dh
Wadaag: