Qeexid
"(-saabay, -sawday; -saabi) Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo."
"(-saabay, -sawday; -saabi) Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo."
Wadaag:
Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto.
ld moos2.
m.l
Wadaag:
Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto samayn.
f.mg1
-naabay, -nawday
Wadaag:
(jool.) Dusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeexjeexa dhadhaabaha iyagoo markaas dhulka hoos u sii gelaya.
m.dh
Wadaag:
Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha qalab ama wax ka badan oo la garaaco ama la yeeriyey.
Hees iyo qalab la tumayo oo wadajira. ld muusiqa.
m.dh
Wadaag:
M. ah; wax badan.
M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.
Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.
m.l
Wadaag:
Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale.
Dameer weyn oo lab ah.
m.l
Wadaag:
Eelada (deerada) kolkaa la soo baxaysa geesa yar yar oo fiiqfiiqan.
m.l
Wadaag:
Wax la arki karo noqosho.
U m.: wax dhab ahaantiisa mooyaane si kale u arkid ama u fahmid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Hadal, arrin iwm ujeeddadooda caddayn.
Wax, wax muuqda ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: