Qeexid
"eeg muus2."
"eeg muus2."
Wadaag:
(jool.) Dusidda biyuhu ay ka dusayaan dulduleellada carrada iyo jeexjeexa dhadhaabaha iyagoo markaas dhulka hoos u sii gelaya.
m.dh
Wadaag:
Dhawaaq dheguhu ku raaxaystaan dhabaq lahayn oo ka dhasha qalab ama wax ka badan oo la garaaco ama la yeeriyey.
Hees iyo qalab la tumayo oo wadajira. ld muusiqa.
m.dh
Wadaag:
Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto.
ld moos2.
m.l
Wadaag:
(-saabay, -sawday; -saabi) Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.
f.mg1
Wadaag:
(-diin, m.dh) (dii.) Gaal, kufri; qof aan diimaha rumaysnayn.
m.l
Wadaag:
Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa.
Culaabta gaadiid hal mar qaadi karo.
m.l
Wadaag:
Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal.
Dad is raacsan oo isku ujeeddo ah.
Kala m. ah: wax kala duwan. 4. Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid. 5. Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.
m.l.t
Wadaag:
M. ah; wax badan.
M. ah: wax, wax ugu wanaagsan.
Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.
m.l
Wadaag:
Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale.
Dameer weyn oo lab ah.
m.l
Wadaag: