Qeexid

"(-ooyin, m.l) Heeshiis iyo samo lagu wada noolaado."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga muwaafaqo oo kali ah:
  • Afartaa Shirkadood, waxa kale oo ay muwaafaqo iyo wadaag ka gaadheen, isticmaalka hirarka hawada ee Micro-waves-ka loo yaqaan iyo khilaaf badiyaa ka oognaan jirey Buuraha.