Qeexid
"Aan had iyo goor la heli karin (wax); dhif ah."
"Aan had iyo goor la heli karin (wax); dhif ah."
Wadaag:
(juqr) Bar ku dhisan aragtida aan sababaysnayn ee laga helo samada gudaheeda, taas oo lid ku ah fuqa.
m.l
Wadaag:
Rug dad isku dan ahi ku kulmaan.
Dad isugu tegay arrimo siyaaso, jinsiyad, ama bulsho.
m.l
Wadaag:
Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid.
Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meesha la geeyo jinniga iyo insiga xagga Eebbe danbiilayaasha ka ah marka ay aakhiro tagaan; cadaab.
N. ah: wax aad u kulul.
m.dh
Wadaag:
Ogeysiis dad loo bandhigayo.
Bandhig iib oo tartan ku jiro.
m.dh
Wadaag:
naa'ib m.l (-byo, m.dh) 1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.
Wadaag:
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.
u.j
Wadaag:
N.kayga, n.kaaga, iwm: israacinta nafley dhaawac ah la israaciyo.
m.l
Wadaag:
(-iyo/nadi, m.dh) Jeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaash.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
m.l
Wadaag: