Qeexid
"(juqr) Bar ku dhisan aragtida aan sababaysnayn ee laga helo samada gudaheeda, taas oo lid ku ah fuqa."
"(juqr) Bar ku dhisan aragtida aan sababaysnayn ee laga helo samada gudaheeda, taas oo lid ku ah fuqa."
Wadaag:
Rug dad isku dan ahi ku kulmaan.
Dad isugu tegay arrimo siyaaso, jinsiyad, ama bulsho.
m.l
Wadaag:
Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid.
Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof meel ku sug naan ama tegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cid naar gelin (Eebbe).
Wax aad u gubid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ogeysiis dad loo bandhigayo.
Bandhig iib oo tartan ku jiro.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Si muraad loo helo magac Eebbe ballan ku gelid.
(f.mg) Cid dhaarasho.
f.g
Wadaag:
Wax dhalaalaya ka dhigid (wax).
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
naa'ib m.l (-byo, m.dh) 1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.
Wadaag:
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.
u.j
Wadaag:
(-iyo/nadi, m.dh) Jeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaash.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
m.l
Wadaag: