Qeexid

"Ogeysiis dad loo bandhigayo."

Qeexid Xigta

Bandhig iib oo tartan ku jiro.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga naado oo kali ah:
  • Warsaxaafadeedka waxaa lagu sheegay in laga digtoonaado baahinta wararka iska hor keenaya beesha, islamarkaana lagu dadaalo sidii looga shaqeyn lahaa nabadda iyo horumarka dadka deganadasi iyo Beelaha kale ee Soomaaliyeed.
  • Mar uu Madaxweynuhu ka hadlay shirkii Jabuuti ayuu sheegay in loo baahan yahay in nabada la ayido, wadahadalada la taageero, shidadana la iska daayo, si Muqstaqbalka ubadka Soomaaliyeed uu u wanaagsanaado.