Qeexid
"Xiddigga naafaha ugu horreeya; wuxuu u dhexeeyaa afagaal iyo naafmadoobe."
"Xiddigga naafaha ugu horreeya; wuxuu u dhexeeyaa afagaal iyo naafmadoobe."
Wadaag:
Naafo ka dhigid; dhaawicid; curyaamin. ld naafee.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Xiddig ka mid ah ururka naafo.
(m.w) Toddobada xiddigood oo “naafcadduhu” ugu horreeyo, “dirirkuna” ugu dambeeyo; waxay u dhexeeyaan toddobada “raqaha” iyo toddobada “daalallida”; waa xiddigo xagaa.
m.l
Wadaag:
Nafley addimadeeda midkood ama qaarkood wax ka qaba oo aan wax ku qabsan karin.
m.dh
Wadaag:
Nafley naafo ka dhigid.
Xag dhaqaale, xoog iwm dhaawicid.
f.g2
-feeyay, -faysay
Wadaag:
Awood la'an kaamil ah ama dhimman uu qof naafo ah u yeelan karo hawlaha xagga bulshada ama xagga shaqada.
m.dh
Wadaag:
Wax naafo noqday ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xiddigga labaad ee naafaha; wuxuu u dhexeeyaa naafcadde iyo afqays.
m.l
Wadaag: