Qeexid
Wax naafo noqday ahaansho (nafley).
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax naafo noqday ahaansho (nafley).
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg naafeysan. ld naafeysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax aafohaleeshay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld naynaasan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -faysay
Qeexid: Nafley naafo ka dhigid.
Qeexid Xigta: Xag dhaqaale, xoog iwm dhaawicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld naafeysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg aafeysan. ldaafeysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax cayilay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xiddig ka mid ah ururka naafo.
Qeexid Xigta: (m.w) Toddobada xiddigood oo “naafcadduhu” ugu horreeyo, “dirirkuna” ugu dambeeyo; waxay u dhexeeyaan toddobada “raqaha” iyo toddobada “daalallida”; waa xiddigo xagaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Naafo ka dhigid; dhaawicid; curyaamin. ld naafee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax guf loo yeelay ahaansho. ld cufaysan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smid) Wax la gufeeyey noqosho. ld cufaysan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld nacaladeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld nabarraysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nafley addimadeeda midkood ama qaarkood wax ka qaba oo aan wax ku qabsan karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Awood la'an kaamil ah ama dhimman uu qof naafo ah u yeelan karo hawlaha xagga bulshada ama xagga shaqada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: ld naafow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax bisil ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax dhinac kasta ka raalli ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg naaxsan. ld naaxsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld nacaladeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg naqsan. ld naqsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]