Qeexid

"Haweenay la guursaday; afo; oori; arad; maranti."

Qeexid Kale

Labada qof ee isqaba midka dheddig.

Qeexid Xigta

Haweenay karti iyo xishood leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine