Qeexid
"Wax bisil ahaansho."
Qeexid Xigta
Wax dhinac kasta ka raalli ah ahaansho.
[-naa, -nayd]
naajaxsan aa
naajaxsan ayd
f.mg4"Wax bisil ahaansho."
Wax dhinac kasta ka raalli ah ahaansho.
Wadaag:
Midho ama arrin wax bislaaday noqosho.
Hanti badan yeelasho.
Arrin raalli ka noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Miro bislaaday.
Qof la oggolaysiiyay inuu fuliyo arrin laga lahaa.
Qof dhaqaalo ahaan ladan.
m.l
Wadaag:
Wax naafo noqday ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof ceeb ku tilmaaman ahaansho. ld naanaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ku n./u n.: naag nikaax ku xiranyahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: