[-deeyay, -deysay]
naakhuude eeyay
naakhuude eysay
"U n.: Si cid loo khiyaamo wax aanad ahayn iska yeel yeelid."
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) Qof markab ama dooni madax ka ah.
m.l
eeg naakhuudee.
m.f.dh
ld naakirad.
m.dh
(-do, m.l) Naag sharcigu caddeeyay in ay ninkeeda caasi ku noqotay oo aan nin kale guursan karin. ld naakiro, naashiddo, naashiso, naashuusho.
Xog yar oo laga helo arrin qarsoon.