Qeexid
"ld naabnaab2."
[-bay, -btay]
naannaab2 ay
naannaab2 tay
f.mg1"ld naabnaab2."
Wadaag:
(daaw.) Qolof qallalan oo fuusha bishimaha qofka marka uu harraado ama uu bukoodo; jiil.
m.dh
Wadaag:
Qof, wax shiddo badan oo caqli yar noqosho.
Qof faqri daran la kulmid.
Ku n.: si foolxun oo ka fuqid lahayn ugu dhegid u qabsasho. ld naannaab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Meel la dhisay oo dhoobo laga sameyey oo marka xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo, berked yar; dar.
m.dh.u
Wadaag:
Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid.
Is n.: wax hurda iska dhigid.
Ku n.: wax meel ku dhejin. 4. Ciid, timo iwm dhejin. 5. ld naab3.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax fur ku adkeyn.
Ku n.: wax la kor saaray wax kale ku dhejin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax fur lagu naabay ahaansho.
Wax wax kale kor lagaga dhejiyey ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Wax si wanaagsan u agaasiman.
Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.
m.l
Wadaag:
ld naannaab 1. N. ah: qof caqli yar oo shiddo badan.
ld naabnaabid.
m.l
Wadaag:
Naabnaab ka dhigid (qof). ld naannaabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: