Qeexid
"Nooc kalluunka ka mid ah."
"Nooc kalluunka ka mid ah."
Wadaag:
naa'ib m.l (-byo, m.dh) 1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.
Wadaag:
N. ah: wax aan dhaamayn.
N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis1.
m.l.kh
Wadaag:
Wax yaraaday noqosho.
Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis2.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Wax naaqus ka dhigid. ld naaqisi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.
u.j
Wadaag:
(-do, m.l) Biro yaryar oo isgala oo shukaanta iyo doonida isu haya.
m.dh
Wadaag:
Haweenay la guursaday; afo; oori; arad; maranti.
Haweenay karti iyo xishood leh.
Labada qof ee isqaba midka dheddig.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
m.l
Wadaag:
Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood.
Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood.
Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.
m.l
Wadaag: