Qeexid
"Wax yaraaday noqosho."
Qeexid Xigta
Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis2.
[-say, -stay]
naaqus2 ay
naaqus2 tay
f.mg1"Wax yaraaday noqosho."
Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis2.
Wadaag:
Wax naaqus ka dhigid. ld naaqisi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
N. ah: wax aan dhaamayn.
N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis1.
m.l.kh
Wadaag:
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.
u.j
Wadaag:
naa'ib m.l (-byo, m.dh) 1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.
Wadaag:
(-syo, m.dh) (kiim.)Hab loo qoro iskudhis kimikaad iyadoo la isticmaalayo summadaha atamyada ku jira. Hoosgalayaashu waxay u taaganyihiin tirada atamyada. Naaneys molikiyuulku waxay ku tustaa oo keliya nooca iyo tirada atamyada ah ee ku jira iskudhiska. Dhis naaneys molikuyuulkuna waxay muujisaa sida atammadu u ratibanyihiin.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
m.l
Wadaag:
Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood.
Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood.
Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.
m.l
Wadaag:
Haweenay la guursaday; afo; oori; arad; maranti.
Haweenay karti iyo xishood leh.
Labada qof ee isqaba midka dheddig.
m.dh
Wadaag: