Qeexid
"(-mayaal, m.l/dh) Naduur."
"(-mayaal, m.l/dh) Naduur."
Wadaag:
Magaca guud ee qalabka birtumuhu adeegsado oo dhan leeyihiin.
m.dh.u
Wadaag:
(-rar, m.l) Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
m.l
Wadaag:
Meesha la geeyo jinniga iyo insiga xagga Eebbe danbiilayaasha ka ah marka ay aakhiro tagaan; cadaab.
N. ah: wax aad u kulul.
m.dh
Wadaag:
Cid naar gelin (Eebbe).
Wax aad u gubid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.
u.j
Wadaag:
naa'ib m.l (-byo, m.dh) 1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.
Wadaag:
Qof dadka isku dira.
Mulac weyn; amuur; xayroxade.
m.l
Wadaag: