Qeexid

"Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood."

Qeexid Kale

Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.

Qeexid Xigta

Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine