Qeexid
"Nafleyda inta ilmaha dhasha oo nuujisa. ld naasley."
"Nafleyda inta ilmaha dhasha oo nuujisa. ld naasley."
Wadaag:
(c.nafl.) Dir ka tirsan lafdhabarleyda oo ka kooban ilaa 250 sinji. Naasleydu waa xayawaan dhiig diirane ahoo maqarkoodu leeyahay qanjidho dhidid, kuwaas oo soo daaya dhidid qoboojiya jidhka. Jidhkoodana waxa ku daboolan timo. Naasleydu dhammaantood waxay leeyihiin naaso, kuwaas oo soo daaya caano ay ku quudiyaan ilmahooda. ld naasaley, naasooley.
m.dh.u
Wadaag:
Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood.
Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood.
Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.
m.l
Wadaag:
Qof ceeb ku tilmaaman ahaansho. ld naanaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-syo, m.l) Maro dumarka naasaha ku xidhaan oo dhexda ku leh laba god oo naasuhu geli karaan, dacalladeeduna ku dhamaadaan biro isa sudimi kara; keeshali; rajabeeto.
m.l
Wadaag:
Qalab hadalka iwm ku duuba cajaladaha.
Silsilad xabbadaha qorigu ku jiraan oo boobayaasha culus la geliyo.
Mullaax maro ah oo khad leh loo isticmaalo makiinadaha qoraalka.
m.dh
Wadaag:
naa'ib m.l (-byo, m.dh) 1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.
Wadaag:
Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.
u.j
Wadaag:
naashnaashnaan, naashnaashnaansho, nashnaashnaansh nashnaashnaansho m.l/dh ld nashnaashnaan.
Wadaag: