Qeexid
"ld nashnaashin."
"ld nashnaashin."
Wadaag:
Qurux iyo wanaag wax u yeelid. ld nashnaash2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qurux iyo wanaag wax loo yeelay. ld naashnaashi1.
m.l
Wadaag:
naashnaashnaan, naashnaashnaansho, nashnaashnaansh nashnaashnaansho m.l/dh ld nashnaashnaan.
Wadaag:
Sii qurxinta wax hore u jiray sida dhismo, farsamo iwm.
Inta lagu kordhiyo hadal hore murtidiisa loo yiri. ld naashnaash1.
m.l.u
Wadaag:
Wax nashnaash u yeelasho.
f.mg3
-shtay, -shatay
Wadaag:
Dhismo, farsamo iwm qurxin.
Hadal murtidiisa hore loo yiri wax ku darid. ld naashnaash2.
f.g1
-shay, -shtay
Wadaag:
Wax la nashnaashay ahaansho. ld naashnaashan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: