Qeexid
"eeg naasnuuji. ld naasnuujis."
"eeg naasnuuji. ld naasnuujis."
Wadaag:
Si qarsoodi ah qof wax u siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Labada xubnood ee caanuhu galaan ee ku yaal laabta dumarka midkood.
Labada cad ee ka soo taagan laabta ragga midkood.
Cad dhuuban oo xayawaanka caanaha leh candhadooda ka soo laalaada. 4. Dhuun ka soo taagan weelasha wax lagu shubto qaarkood; Ib; gulgulo.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Dir ka tirsan lafdhabarleyda oo ka kooban ilaa 250 sinji. Naasleydu waa xayawaan dhiig diirane ahoo maqarkoodu leeyahay qanjidho dhidid, kuwaas oo soo daaya dhidid qoboojiya jidhka. Jidhkoodana waxa ku daboolan timo. Naasleydu dhammaantood waxay leeyihiin naaso, kuwaas oo soo daaya caano ay ku quudiyaan ilmahooda. ld naasaley, naasooley.
m.dh.u
Wadaag:
Qalab hadalka iwm ku duuba cajaladaha.
Silsilad xabbadaha qorigu ku jiraan oo boobayaasha culus la geliyo.
Mullaax maro ah oo khad leh loo isticmaalo makiinadaha qoraalka.
m.dh
Wadaag:
naashnaashnaan, naashnaashnaansho, nashnaashnaansh nashnaashnaansho m.l/dh ld nashnaashnaan.
Wadaag:
Nafleyda inta ilmaha dhasha oo nuujisa. ld naasley.
m.dh.u
Wadaag: