Qeexid
"ld nabyo."
"ld nabyo."
Wadaag:
ld naannaab 1. N. ah: qof caqli yar oo shiddo badan.
ld naabnaabid.
m.l
Wadaag:
Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid.
Is n.: wax hurda iska dhigid.
Ku n.: wax meel ku dhejin. 4. Ciid, timo iwm dhejin. 5. ld naab3.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha.
Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.
m.dh
Wadaag:
Dad colaadi dhextaal heshiisiin.
Cid salaamid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-bday, -badday; -bdi) La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
f.mg1
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Timo, ciid iwm la nabay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho.
Wax meel ku dheggan ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon.
Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday.
Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.
m.l
Wadaag:
(-bray, -bartay; -bri) Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.
f.g1
Wadaag: