Qeexid
"Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed geed soo bixi waayid."
[-ray, -rtay]
nabaadguur2 ay
nabaadguur2 tay
f.mg1"Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed geed soo bixi waayid."
Wadaag:
Dhul nabaadguur ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed, geedo soo bixi waayaan.
m.l
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax jiritaan kiisa tirtirmid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-bray, -bartay; -bri) Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.
f.g1
Wadaag:
Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad.
Duco dad kala tegayaa isku sagootiyaan; nabadgelyo.
m.dh
Wadaag:
Wax lumay quraan ama duco u akhriyid si Eebbe u badbaadiyo.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nabaaddiino akhriyid.
Cid macasalaameyn.
f.g2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
Wax maqan meesha uu maray doonid.
Tuug si uu u soo celiyo wixii uu qaaday sixrid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha.
Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.
m.dh
Wadaag: