Qeexid
Dhul nabaadguur ku ridid.
[-iyay, -isay]
f.g2Dhul nabaadguur ku ridid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg nabaadguur2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg nabaadguuri. ld nabaadguuris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld nabaadguurin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed, geedo soo bixi waayaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed geed soo bixi waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax dhulka ka soo baxa sida dhirta iyo cawska.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Isku dar kiimikaad oo laga sameeyo bombo wax gubta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg raadguur2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ku sugnaan xaalad aan waxyeello iyo colaad lahayn; nabad.
Qeexid Xigta: Duco dad kala tegayaa isku sagootiyaan; nabadgelyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: Nabaaddiino akhriyid.
Qeexid Xigta: Cid macasalaameyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Waxyeello ka badbaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Badbaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cirib go'idda wax jiri jiray ay cirib go'aan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax jiritaan kiisa tirtirmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg nabaaddiinee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Waxyeello ka badbaadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Waxyeello iyo colaad la'aan.
Qeexid Xigta: Caafimaad iyo ladnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-bray, -bartay; -bri) Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax lumay quraan ama duco u akhriyid si Eebbe u badbaadiyo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bday, -badday; -bdi) La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]