Qeexid
Laba qof ama laba qolo oo dagaallamay heshiisiin; nabadayn.
[-iiyay, -iisay]
f.g2Laba qof ama laba qolo oo dagaallamay heshiisiin; nabadayn.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg nabadsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Waxyeello iyo colaad la'aan.
Qeexid Xigta: Caafimaad iyo ladnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax, wax kale ku dhejin.
Qeexid Xigta: Cid wax xafidsiin.
Qeexid Kale: Wax, wax kale ku dirid. 4. Cudur isku daarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bday, -badday; -bdi) La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ciidan ka tirsan ciidammada qalabka sida oo u xilasaaran la socoshada deggenaanta iyo nabadgelyada dalka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Meel nabad ka dhalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Ka n.: Dhibaato ka samatabixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Badbaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Waxyeello ka badbaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Nabadgeliyo.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg nabadee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Samatabax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld abaadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon.
Qeexid Xigta: Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday.
Qeexid Kale: Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha.
Qeexid Xigta: Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax meel ku dheggan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-bmay, -bantay; -bmi) Timo, ciid iwm la nabay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-bray, -bartay; -bri) Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka n.: Cid waxyeello ka badbaadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Waxyeello ka badbaadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]