Qeexid
"(-ro-kulul, m.dh) (daaw.) Awood darro iyo joog ka dhicid ay keeneen hoos udhac cadaadiska dhiigga iyo tirada dhiiggaba. Waxaana u sabab ah biyo badan iyo cusbooyin oo jirka ka baxa kul aad u badan oo dheeraada ama aan loo baran awgiis."
"(-ro-kulul, m.dh) (daaw.) Awood darro iyo joog ka dhicid ay keeneen hoos udhac cadaadiska dhiigga iyo tirada dhiiggaba. Waxaana u sabab ah biyo badan iyo cusbooyin oo jirka ka baxa kul aad u badan oo dheeraada ama aan loo baran awgiis."
Wadaag:
(-bray, -bartay; -bri) Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin.
f.g1
Wadaag:
Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon.
Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday.
Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.
m.l
Wadaag:
Diirimaadka fallaaraha qorraxda iyo shidaal gubanaya bixiyaan oo jirka nafleydu kahdo.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.l) Libaax badeed madow oo halis ah. ld neberoon.
m.l
Wadaag:
Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha.
Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.
m.dh
Wadaag:
Wax kul leh ahaansho.
Qof xanaaq badan ahaansho.
f.mg4
-laa, -layd
Wadaag:
Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho.
Wax meel ku dheggan ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-bday, -badday; -bdi) La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
f.mg1
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Timo, ciid iwm la nabay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Wax nabar ku dhacay ahaansho. ld nabaraysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Laba qof ama laba qolo oo dagaallamay heshiisiin; nabadayn.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
eeg nabarraysan. ld nabarraysnaansho, nabaraysnaan, nabaraysnaansho.
m.f.dh
Wadaag: