Qeexid
"(-bray, -bartay; -bri) Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin."
"(-bray, -bartay; -bri) Cid jug, dhaawaq iwm. gaarsiin."
Wadaag:
Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon.
Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday.
Kol; mar. 4. Ooddin; aydin; qabatin.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.l) Libaax badeed madow oo halis ah. ld neberoon.
m.l
Wadaag:
Cid naar gelin (Eebbe).
Wax aad u gubid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha.
Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.
m.dh
Wadaag:
(-ro-kulul, m.dh) (daaw.) Awood darro iyo joog ka dhicid ay keeneen hoos udhac cadaadiska dhiigga iyo tirada dhiiggaba. Waxaana u sabab ah biyo badan iyo cusbooyin oo jirka ka baxa kul aad u badan oo dheeraada ama aan loo baran awgiis.
m.l
Wadaag:
Wax u dulqaadasho.
Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur2, samar2, samir2.
f.mg1
Wadaag:
Daloolada xanjada ka sameysan ee shinnidu malabka ku keydsato.
m.dh
Wadaag:
Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho.
Wax meel ku dheggan ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Haweyney aan weli la guursan; inan.
Cadrad. ld geber, gabadh.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Awoodda isdhexgalka ee isku qabata laba atam ama in ka badan ama koox atammo ah. Xooggaga dhaliya dabarradu waxay u kala duwanaan karaan kuwo aad u dabacsan oo molikuyuullada dhexmara (ilaa 0.1 kJ mol-1) iyo kuwo ah dabarro kimikaad oo laxaad badan (ilaa 10 3 kJ mol-1).
m.dh
Wadaag:
(-bday, -badday; -bdi) La n.: Qof, qof kale oo ay colaadi dhex tiillay la heshiin.
f.mg1
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Timo, ciid iwm la nabay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”.
m.l
Wadaag: