Qeexid

"Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha."

Qeexid Xigta

Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine