Qeexid

"Cabsi yar darteed hurdo ka kicid; hambabbaar."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nabdaad oo kali ah:
  • Sidaas daraadeed, nabdaadin ayay ku koobnayd salaanta ay isu celiyeen Quman iyo Najiib.
  • Soomaalidu waa “war ku nool” baa la yidhaahdaa oo marka laba nin oo dheelmanayaa dalandool ahaan meel cidla’ ah ugu kulmaan waxa ay isku nabdaadin jireen “Waar maxaa la sheegay” oo nuxurka ka dambeeyaa yahay “maxaa war la hayaa”.