Qeexid
"Saxan weyn; siiniyad."
"Saxan weyn; siiniyad."
Wadaag:
Dhismo dheer oo nal iftiima oo midabbo kala duwan leh oo xeebaha iyo jasiiradaha lagu dhiso si maraakiibta, doonyaha iwm uga qiyaas qaataan; munaarad.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.dh) Ul rabadh ka samaysan oo bilayska dadka ku kala eryaan.
m.dh
Wadaag:
Cabsi yar darteed hurdo ka kicid; hambabbaar.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-do, m.l) (dhaq.) Lacag waddanka Hindiya iyo Baakistaan laga isticmaalo. ld rubbad.
m.dh
Wadaag:
Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid.
Is n.: wax hurda iska dhigid.
Ku n.: wax meel ku dhejin. 4. Ciid, timo iwm dhejin. 5. ld naab3.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: