Qeexid

"Colaad uurka la isugu hayo; nacayb."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nac oo kali ah:
  • Waxaa kaloo muuqatay in dadku khatarta Afsoomaaligu ku jiro hadda iyo tan ku soo fool lehba ay badideeda u aanaynayaan dhinacayada siyaasdeed oo ay ka mid yihiin, dhibaatada Soomaaliya haysata ee gudaha iyo dibadaba, iyo dowlad dhexe la’aantu.
  • Markii garsooraha maxkamadda racfaanku dhegaystay labada dhinac ee kala ah xeer-ilaalinta iyo qareenka difaacaya Waaheen, isla markaanna uu su’aalo weydiiyey tifaftiraha Mr.