Qeexid
"Rabid la'aan."
Qeexid Xigta
Is n.: quus iyo rajo la'aan.
"Rabid la'aan."
Is n.: quus iyo rajo la'aan.
Wadaag:
(-so, ml, -syo/nacas, m.dh Qof caqli yar; doqon; dabbaal.
m.l
Wadaag:
Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho.
Wax ka quusasho.
f.mg1
Wadaag:
Masaabir sal buuran oo xagga hoose lagaga taxo kabaha.
Bir qoobabka fardaha lagu dhejiyo.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Ku n.: xoolo, qalab iwm si looga faa'iidaysto u adeegsasho.
f.mg1
Wadaag:
Cid wax ay rabtay in ay nacdo gayeysiin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash.
ld naxash. Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado.
m.l
Wadaag: