Qeexid

"Cadow; xaasid."

Qeexid Xigta

Qof aan naxariis lahayn.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nacab oo kali ah:
  • Dhinaca waxbarashada, markaad isha la raacdo qaabkii manaahijta Soomaalidu u qaabaysnaayeen, waxaad oran kartaa, manaahijtaas waxaa muhandisiin ka ahaa dad Soomaalida bohul u qodayey oo nacab ah.
  • Hadraawi oo arrintaas tilmaamayey wuxuu yiri ‘Iskooladu waa dayayn; damiinimaday dhiggaan; duruustu falkay tiqiin; diktoor cadaway sideen; digree nacabay sideen; xaq bay garba duubayeey; diintay gibil saarayeen; waxay dadayeen umuur’.